Miftaxul Quran
Miftaxul Quran
Manhaj Casri ah oo Dhammaystiran

Baro Qur'aanka Kariimka adigoo gurigaaga jooga

Miftaxul Quran Online waa dugsi onlayn ah oo kuu fududeynaya barashada Qur'aanka. Waxaan bixinaa fasallo toos ah, macalimiin khibrad leh, iyo jadwal ku habboon waqtigaaga.

  • Xifdinta Qur'aanka iyo Tajwiidka
  • Koorso Carabiga ee Aasaasiga ah
  • Daraasadaha Diinta Islaamka

Luqadaha waxbarashada

Somali 🇸🇴English 🇬🇧عربي 🌙
A
M
R
S
F

2,000+ Arday

4.9/5
قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ: خَيْرُكُمْ مَنْ تَعَلَّمَ الْقُرْآنَ وَعَلَّمَهُ

قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ: خَيْرُكُمْ مَنْ تَعَلَّمَ الْقُرْآنَ وَعَلَّمَهُ

Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri: “Kan idiinku kheyr badan waa kan Qur’aanka barta oo dadka bara.”

LIVE
Al-FatihaMishary Al-Afasy
🤔Su'aalo muhiim ah

Ma la kulantaa caqabadahan?

😟

Walwal ku saabsan sida aad ku baran laheyd Qur'aanka?

Ma tahay waalid doonaya in carruurtiisu helaan waxbarasho diimeed oo tayo leh, ama qof doonaya inuu isagu barto Qur’aanka Kariimka ah?

⏰

Waqti la'aan iyo mashquul

Shaqada iyo mashquulka nololeed ma kuu diidayaan inaad waqti u hesho barashada Qur’aanka?

📖

Akhriska Qur'aanka oo kugu adag

Ma ku dhibantahay adiga iyo ubadkaaguba kicinta iyo akhrinta Qur'aanka kariimka?

👨‍🏫

Helidda Maclimiin Tayo leh

Ma raadinaysaa macalimiin khibrad leh oo heysta Ijazah dhab ah iyo manhaj tayo sare leh?

🌍

Ma helikaro ama wuu igu fogyahay dugsi quran

ma joogtaa wadan aan si sahlan looga heleyn dugis quran ama halka aad degantahay ayaa ka fog Dugsiga?

📅

Jadwal aan Munaasab ku aheyn wakhtigaaga ama kan Caruurtaada

Ma raadinaysaa dugsi aad dooran kartid maalmaha iyo saacadaha aad firaaqada leedihiin adiga iyo caruurtaada?

🔑

Caqabadahaas oo dhan, MiftaxulQuran wuxuu u hayaa xal wax ku ool ah, waana sababta ugu weyn ee loo aasaasay.

Waxaan bixinaa Waxbarasho Diimeed oo tayo sare le, taas oo si nidaamsan kuu barayaan macalimiin heysta Ijaazo iyo Manhaj nidaamsan, meelkasta oo aad joogto iyo wakhti kasta oo kugu haboon !

Eeg Faahfaahinta
Barnaamijyadayada

Maxaa lagu bartaa
Miftaxul Quran?

Xifdinta Qur'aanka (Hifz)
Qur'aan
24–36 monthsAll Levels504.9

Xifdinta Qur'aanka (Hifz)

Nidaam Dhameystran oo laguugu bari doono Xifdint a Qur'aanka Karimka, kaas oo leh isla xisaabtan labada dhinac ah iyo Muddo go'an.

  • Daily personalized targets
  • Strong Muraja'ah system
  • Tajweed verified
  • Ijazah certificate
Tacwiid & Qira'ad
Tajwiid
6–18 monthsBeginner to Advanced504.95

Tacwiid & Qira'ad

Sixitaanka Tajiwiidka iyo Barshada Culuumta Tajwiidka!

  • Makharij al-Huruf: Correct Pronunciation of Arabic Letters
  • Study of Tajweed Textbooks
  • Regular Assessments
  • Weekly Progress Reports!
Luqadda Carabiga
Carabi
5–8 monthsAbsolute Beginner+304.8

Luqadda Carabiga

Baro Carabiga Fudciga si aad si toos ah u fahanto Qur'aanka — Naxwe, Sarf, iyo Mufradaadka.

  • Arabic alphabet
  • Nahw fundamentals
  • Sarf essentials
  • Quranic vocabulary
Daraasadaha Diinta Islaamka
Diinta
OngoingAll Ages4204.85

Daraasadaha Diinta Islaamka

Barnaamij dhamaystiran oo ku saabsan Aqiidada, Fiqhiga, Seerada, iyo Khuluuqa Islaamka.

  • Islamic Aqeedah
  • Fiqh of Worship
  • Seerah of the Prophet
  • Islamic character
Shahaado Caalami Ah

Hel Shahaadadaada Ijazada

Markaad dhamayso barashada Qur'aanka iyo culuuntiisa, waxaad heli doontaa shahaadada Ijazada oo caddaynaysa inaad xifdisay Qur'aanka kariimka ah oo aad ku akhrin karto si sax ah oo ka sugan Rasuulkeena Muxamed NNKH.

Ijazah Certificate Mockup

La Aqoonsan Yahay

Heer Caalami

Sababta Noo Dooranayso

Maxaad Si Gaar ah Ugu Dooranaysaa MiftaxulQuran?

MiftaxulQuran wuxuu kuu fududeynayaa barashada Qur’aanka Kariimka ah meel kasta oo aad joogto, iyadoo lagu barayo hab nidaamsan, macallimiin aqoon iyo khibrad leh, iyo casharro ku habboon heerkaaga.

Casharro Gaar ah

Waxaad heli doontaa macallin kuu gaar ah oo si toos ah kula shaqaynaya, kuna siinaya casharro ku habboon heerkaaga iyo baahiyahaaga waxbarasho.

Jadwal Kugu Haboon

Waxaad dooranaysaa maalmaha iyo saacadaha kugu haboon.

Macalimiin Khibrad leh

Macalimiin Ijazah haysta oo leh aqoon iyo khibrad sare.

Ka barankarta Meelkasta & Alaadkasta

Computer, tablet, ama mobile, meelkasta oo aad joogto.

Jawi Haboon

Jawi waxbarasho oo deggan oo ku habboon Waxbarashada, kaas oo kaa caawinaya inaad si fudud wax u barato, u horumarto, una gaarto yoolalkaaga waxbarasho.

Warbixin Joogto ah

Warbixin toddobaadleed oo ku saabsan horumarkaaga waxbarashada.

Shahaadada Ijazah

Ardaygu waxa uu heli doonaa Ijazah marka uu dhameeyo barashada.

Manhaj Tayo leh

Manhaj ku salaysan cilmi baaris iyo natiijada ardayga.

Sideen u bilaabaa?

1
2
3

Is-diiwaangeli

Buuxi foomka is-diiwaangelinta si fudud

Qiimaynta Ardayga

Xaqiijin heerka waxbarashada si macalin ku habboon lagugu dooro

Bilawga Fasalka

Bilaw waxbarashadaada one-to-one

Tirooyinka Xogta

50+

Arday Diiwaan galshan

Aduunka oo dhan

15+

Macalimiin Khibrad leh

Ijazah Haysta

24/7

La helikara Wakhti kasta

Waqti kasta

10+

Sano oo Khibrad

La adeecay Umadda

40+

Waddanood

Arday ka yimaada

100%

Shahaadada Ijazah

Macalimiin

Waxyaabihii Ugu Dambeeyay

Ogaal

La soco wararkii ugu dambeeyay iyo maqaallo faa'iido leh oo ku saabsan barashada Qur'aanka.

Ahmiyadda Barashada Qur'aanka
Qur'aanka

2024-05-10

Ahmiyadda Barashada Qur'aanka

Barashada Qur'aanku waa waajib diini ah oo saaran qof kasta oo Muslim ah...

Sii Akhri
Barashada Tajwiidka Aasaasiga Ah
Tajwiid

2024-05-15

Barashada Tajwiidka Aasaasiga Ah

Tajwiidku waa cilmiga lagu barto sida loo akhriyo Qur'aanka si waafaqsan sharciga...

Sii Akhri
Wixii Ardaydu Yidhaahdeen

Codadka ardaydayada

“Amazing school! My daughter learned to read the Quran in 3 months. The teachers are very patient and professional.”

F

Faadumo A.

🇸🇪 Sweden

“The flexible schedule made it easy for me to study after work. I have improved my Tajweed significantly.”

M

Maxamed C.

🇬🇧 UK

“Best Arabic teacher I've had. The one-on-one sessions ensure that I get the attention I need.”

X

Xamdi I.

🇺🇸 USA

Su'aalaha Badanaa la Waydiiyo

Weli su'aalo ma qabtaa? Nagala soo xiriir

Qiimaha Barnaamijyada

Doorashooyin la awoodi karo si aad u hesho waxbarasho tayo leh.

Aasaasi

$30/ bishii
  • 2 maalmood asbuucii
  • 60 daqiiqo casharkiiba
  • Macalin gaar ah (1-on-1)
  • Subcis/Muraacjaco
Dooro Aasaasi
Ugu Caan San

Dhexdhexaad

$50/ bishii
  • 4 maalmood asbuucii
  • 60 daqiiqo casharkiiba
  • Macalin gaar ah (1-on-1)
  • Subcis/Muraacjaco
  • Dabagal joogto ah
Dooro Dhexdhexaad

Heersare

$60/ bishii
  • 5 maalmood asbuucii
  • 60+ daqiiqo casharkiiba
  • Macalin gaar ah (1-on-1)
  • Dabagal joogto ah
  • Subcis/Muraacjaco
Dooro Heersare
Maanta Bilow Barashada Qur’aanka Kariimka ah!

Diyaar ma u tahay Safarka Barashada Qur'aanka kariimka ?

Bilow maanta safar qiimo leh oo aad ku baranayso Qur’aanka Kariimka ah. Baro akhriska, tajwiidka, xifdinta iyo fahamka Qur’aanka si sax ah oo hufan.