Dugsiga MiftaxulQuran waa Dugsi heer Caalami ah!
"MiftaxulQuran" ujeedada ugu weyn ee loo aasaasay waa: fidinta Diinta islaamka iyo in uu fure u noqdo Muslimiin badan oo raba in ay diinta bartaan basle ku mashquulsan shaqooyin gaar u ah, ama aan helikarin dugsi ka bartaan qur'aanka kariimka ah.
50+
Arday Diiwaan galshan
15+
Macalimiin Khibrad leh
24/7
La helikara Wakhti kasta
10+
Sano oo Khibrad
Taariikhda Dugsigu
Qiyamkayaga Asaasiga
Tayo Waxbarashada
Waxaan bixinnaa Duruus diini ah oo tayo sare leh, nidaamsan, iyadoo casharrada ay hagayaan macallimiin aqoon, khibrad iyo Ijaazah la hubo leh.
Dabciga Jaceylka iyo Naxariista!
Macalimiin ku suntan Naxariis, Jaceyl iyo u dhimrinta Ardayda !
La helikaro meelkasta oo aad joogto
Meel kasta oo aad dunida ka joogto, Dugsiga Waa la helikaraa waadna dhigankartaa!.
La awoodi kara
Khidmadda Dugsigu waa mid la awoodi karo, Dugsigu looma furin in dhaqaale laga sameeyo, ujeedku waa in dadka la baraa Dinnta islaamka !
Ku biir Miftaxul Quran Maanta
Casharkii ugu horreeyay bilaash — 3 maalmood oo tijaabo ah.
Bilow Waxbarashadaada