Miftaxul Quran
Miftaxul Quran
Barnaamijyadayada

Koorsooyinkayaga Asaaska

Laga bilaabo Carabiga aasaasiga ah illaa xifdinta Qur'aanka sare — barnaamijkeenna waxaa loogu talagalay ardayda dhammaan heerarka.

Xifdinta Qur'aanka (Hifz)
Qur'aan
24–36 monthsAll Levels504.9

Xifdinta Qur'aanka (Hifz)

Nidaam Dhameystran oo laguugu bari doono Xifdint a Qur'aanka Karimka, kaas oo leh isla xisaabtan labada dhinac ah iyo Muddo go'an.

  • Daily personalized targets
  • Strong Muraja'ah system
  • Tajweed verified
  • Ijazah certificate
Tacwiid & Qira'ad
Tajwiid
6–18 monthsBeginner to Advanced504.95

Tacwiid & Qira'ad

Sixitaanka Tajiwiidka iyo Barshada Culuumta Tajwiidka!

  • Makharij al-Huruf: Correct Pronunciation of Arabic Letters
  • Study of Tajweed Textbooks
  • Regular Assessments
  • Weekly Progress Reports!
Luqadda Carabiga
Carabi
5–8 monthsAbsolute Beginner+304.8

Luqadda Carabiga

Baro Carabiga Fudciga si aad si toos ah u fahanto Qur'aanka — Naxwe, Sarf, iyo Mufradaadka.

  • Arabic alphabet
  • Nahw fundamentals
  • Sarf essentials
  • Quranic vocabulary
Daraasadaha Diinta Islaamka
Diinta
OngoingAll Ages4204.85

Daraasadaha Diinta Islaamka

Barnaamij dhamaystiran oo ku saabsan Aqiidada, Fiqhiga, Seerada, iyo Khuluuqa Islaamka.

  • Islamic Aqeedah
  • Fiqh of Worship
  • Seerah of the Prophet
  • Islamic character

Ma hubtid koorse kuu haboon?

Nal soo xariir hadda oo tijaabi 3 maalmood oo bilaash ah, si aad u aragto koorse kuu habboon.